Ciidamo cusub oo saakay la wareegay amaanka xarunta Gobolka Banaadir iyo baaritaano adag oo …

Ciidamo cusub ayaa saakay la wareegay amaanka xarunta maamulka gobolka Banaadir , waxaana ciidankan baaritaano adag ka sameeyeen xafiisyada iyo qeybaha kala duwan ee xaruntaasi. Shaqaalaha xarunta maamulka ka howlaga ayaa sakaay xili ay doonayeen in shaqada galaan lagu war galiyay in baaritaano lagu sameenayo xafiisyada iyo qeybaha kala duwan ee xarunta gobolka. Ciidamada ayaana … Continue reading Ciidamo cusub oo saakay la wareegay amaanka xarunta Gobolka Banaadir iyo baaritaano adag oo …